Fanaan Caan ah oo soo bandhigay Talooyin looga hortagi karo Fatahaada Wabiyada

Alla weyne ha u wada naxariisto intii uu wabigu wax yeelleeyay ee fataadda biyaha ku dhimatay amaba ku dhaawacantay hantidooduna ay ku baabba’day, Aamiin. Muslin iyo gaalo iyo nafleyda guud ee uu Mowlaheey abuuray oo dhan, masiibo haddii ay ku timaaddo waa mid ay u wada siman yihiin, waana leysaga maciinaa intii uu karaanku yahay … Continue reading Fanaan Caan ah oo soo bandhigay Talooyin looga hortagi karo Fatahaada Wabiyada